Deegaanka gugux oo ka tirsan Dagmadda Sheekh ee gobolka Saaxil ayaa lagu soo dhaweeyay Ardaydii ku guulaystay tartankii Quraanka Kariim ah ee ka socday Magaalada Berbera.