Deg Deg: Xukumadda Somaliland Oo U Jawaabtay Madaxwaynaha D.D.S+Dibu Dhaca Doorashooyinka Somaliland.

Wasiirka arimaha gudaha JSL Maxamed Kaahin oo saaka xarunta wasaarada ku qabtay shir jaraa’id, ayaa ka jawaabay hadal kasoo yeedhay Madaxwaynaha dawlada Degaanka Somaalida Mustafe Muxumed Cumar, hadalkaasi oo ahaa in Somaaliland iyo meelo kale oo somaaliya ka mid ah ay kusuganyihiin Dad doonaya inay qaraxyo ka fuliyaan Ethiopia dhexdeeda.

Halkan ka daawo warbixinta oo ERYAL TV diyaarisay.