Diinkii taayirada lahaa

Ka dibmarkii ay xayawaankan diinka ah da’diisu weynaatay oo gaadhay sideetan sannadood oo uu kari waayey in uu lugaha ku socdo isla markaana uu jiir ka qaniinay lugihii gaboobay oo uu qolfaha saaran hilib mooday ayaa waxa loo sameey taayiro uu ku socda.

Halkan boos ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Diinkii taayirada lahaa:

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii: Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com