“Doorashadaasi Maanta Haddii Ay Dib U Dhacdo Dalkeenu Wuxuu Galaya Mugdi..,” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe

Gudoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe Oo Sakaa Warfidiyeenada Kula hadlayay Magaalada hargaysa Ayaa sheegay:- Doorashadaasi Maanta Haddii Ay Dib U Dhacdo Dalkeenu Wuxuu Galaya Mugdi.

Halkan hoose ka Daawo Muuqaalka Warkan

Bandhige@gmail.com