Eng. Xuseen Buuni wuxu sheegay in ay beelaha Danwadaago ay taageero buuxda siiyeen Muuse Biixi

 

Eng. Xuseen Buuni oo ka tirsan dhallinyarada Xisbiga Kulmiye ayaa waxa uu khudbad aad u qiimo badan ka jeediyey xaflad taageerayaal ka soo jeeda beelaha Danwanaago oo ku soo biireen xisbiga Kulmiye.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan: 

bandhige@gmail.com