Eng Xuseen Ibraahim Buuni wuxu ku baaqey in Bulshada Gabooye saami loo siiyo Guddoomiyaha Guurtida

 

Eng Xuseen Ibraahim Buuni oo xisbi xaakimka Kulmiye ayaa waxa uu ku baaqey in Bulshada Gabooye saami loosiyo Guddoomiyaha Guurtida, taasi oo sheegay in waxweyn ka tari doonto tabashooyinkii beelaha Gabooye.

Sidoo kale wuxu Eng. Xuseen Buuni wuxu hambalyo u diray Guddoomiyaha Golaha wakiilada iyo ku-xigeenka koowaad taasi oo ku tilmaamay in ay wax ka tarayso tabashooyinka ay ay qabeen beelaha degga Gobollada Sool iyo Awdal.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:

bandhige@gmail.com