Faa’iidooyinka Caafimaad ee Soonka

Soonka bisha Ramadaan waa mid ka mid ah arkaanta islaamka ee uu Illaahay ku faral yeelay Muslimiinta, haddana inkastoo ay sidaa tahay, dad badan oo Muslimiin ahi waxay ka helaan faaโ€™iidooyin dhanka caafimaadka ah.

Soonkuna waa farsamo caafimaad oo la hubo haddii loo fuliyo si sax ah, isagoo soonku jidhka ka saaro suntan, uuna yareeyo xaddigaย  macaanka ah ee ku jira dhiigga, isla markaana uu hoos u dhigo dufanka jidhka, taageerana ka gaysto soonku in qofku uu cuntada qaato, adkeeyana difaaca jidhka, barnaamijkeenan waxaynu ku eegi doonaa qaar ka mid ah faaโ€™iidooyinkaa caafimaad.

Halkan boos ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon:ย Faa’iidooyinka Caafimaad ee Soonka:

https://www.youtube.com/watch?v=c-xqVbN5JIc&feature=youtu.be

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii:ย Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com