Fadhigan ay ku ansixinayeen Xeerka Dab-damiska ayaa waxa ka soo xaadiray 72 Mudane, kaasi oo uu shir-gudoominayay gudoomiyaha golaha guurtidda Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan.
Golaha guurtida ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay xeerkan Dab-damiska codaytii ayaa waxay u dhacday sida tan:-
Fadhiga waxa ka soo xaadiray 72 Xildhibaanada
Waxa diiday 4 Xildhibaan
Cid ka aamustay ma ay jirin
Gudoomiyuhuna ma codaynin, sidaasi ayuu ku ansaxay Xeerka Dab-damiska iyo Samata-bixinta.
Geesta kale goluhu Xeerka Ciidanka Qaranka Somaliland.
Xigasho:wergeyska dawan Bandhige@gmail.com