Golaha Guurtida Oo La Filayo Inay Maalmahan Wakiilada U Sameeyaan Muddo Kordhintii 6aad

Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi ayaa golaha guurtida u soo gudbiyay dalab uu ku weydiisanayo inay muddo kordhin u sameeyaan golaha wakiilada.

shir gudoonka ayaa la filayaa inay mudanayaasha soo hordhigaan qoraalka uu madaxwayne biixi ku waydiisanyo mudo kordhinta golaha wakiilada.

Hoos ka eeg warkan oo aan kasoo xiganay Wargeyska Geeska Afrika: