Guddida joogta ah ee golaha Wakiillada Somaliland ayaa sheegay in golaha Wakiillada Somaliland ay Kalsoonidii iyo wadashaqayntii kala noqdeen guddoomiyaha xisbiga UCID
Halkan ka akhriso go’aanka Golaha wakiillada Somaliland ay ka soo saareen gudoomiye Faysal Cali Waraabe: