Guddoomiyaha Dallada Dhallinyarada Heer Qaran ee SONYO ayaa waxa uu baaq hambalyo iyo guubaabin u diray guud ahaanba bulsho weyn reer Somaliland munaasibada xuska 18-ka May 

 

Guddoomiyaha Dallada Dhallinyarada Heer Qaran ee SONYO Cabdicasiis Siciid Saalax oo maanta shirka jaraa’id ku qabtay xarunta Dalladu ku leedahay Hargeysa ayaa waxa waxa uu baaq hambalyo iyo guubaabin u diray guud ahaanba bulsho weyn reer Somaliland munaasibada xuska 18-ka May, gaar ahaan da’yarta Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka shirka jaraa’id oo dhammaystiran: 

bandhige@gmail.com