Guddoomiyaha UCID wuxu u jawaabay Raysal-wasaaraha Dawladda fadhiidka ah ee Soomaaliya

 

Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa wuxu u jawaabay Raysal-wasaaraha Dawladda fadhiidka ah ee Soomaaliya ee warbaahin u sheegay in uu dib u soo celinayo ciimadii xooga Soomaaliyeed kuwaasi oo ka dhisi doon bilowgooda magaalada Buuhoodle.

Arrintaasi ayuu Faysal wuxu ku tilmaamay mid riyo.

Halkan hoose ka daawom muuqaalkan warkan:

bandhige@gmail.com