Guddoomiye Cirro waxa uu ku eedeeyey in ay xukuumaddu afduubtay laba gole baarlamaan

 

Guddoomiyaha Golaha wakiilada ahna Guddoomiyaha iyo musharaxa xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi “Cirro” ayaa waxa uu maanta ka baxay fadhigii laba gole ee lagu ansixiyey heshiiska xukuumadda Somaliland la gashay dawladda Imaaraadka Carabta oo la siiyey in ay saldhig militari ka samaysato magaalada Berbera.

Guddoomiye Cirro ayaa waxa uu sheegay in golaha la afduubay.

Halkan hoose ka daawo muuqaalkan warkan:

bandhige@gmail.com