Xisbiga UCID wuxu soo dhoweeyeen heshiiska saldhiga milatari ee Berbera, balse waxay cambaareeyeen qaabkii loo ansixiyey

 

Xoghayaha xisbiga UCID Naasir Yuusuf Qodax ayaa waxa maana shir jaraa’id ku qabtay xafiiska xisbiga UCID waxa uu soo dhoweeyey heshiiskan maanta lagu ansixiyey, balse waxay ka biyo diideen qaabkii loo maray ansixintiisa.

Halkan hoose ka daawo muuqaalkan warkan:

bandhige@gmail.com