Guddomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI oo manta la hadlaayey warbaahinta dalka, ayaa eedahii ugu cuslaa u soo jeediye Madaxweynaha Somaliland Md.Muuse Biixi Cabdi iyo weli ba sida oo kale Madaxweynahii ka horreeyey Md.Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo) isaga oo ku eedeeyey in ay yihin rag khiyaamay qaranka Somaliland, waxaana uu soo jeediyey in Maxkamad la horkeeno Madaxweynahii hore ee Somaliland isaga oo sida oo kale na Madaxweyne Muuse ugu baaqey in u deg-dag isku casilo.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:ย
bandhige@gmail.com