Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay xaalada dalka iyo muranka komishanka doorashooyinka

Gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng faysal Cali Waraabe oo saaka kasoo dagay gegida diyaaradaha we cigaal kadib safar uu ku maqnaa dalka Dibadiisa ayaa waxa uu ka hadlay xaalada dalka iyo sidoo kale khilaafka ka taagan koomishanka doorashooyinka Qaran oo dhawaan ay ansixiyeen golaha Wakiillada.

Hoos ka daawo muuqaalka warkan: