“Hadalka wasiirka diinta iyo awqafta raaci maynee ka madaxwaynaha ayaan racaynaa” Qabyo-tire”

Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Qorshaynta Maxamed Aadan Qabyo-tire ayaa sheegay in aan la raacayn mabnuucidda Wasiirka Diinta iyo Awqaafta ee curashada sannadka cusub laakiin la raacayo hambalyada madaxweynaha ee sannadka cusub maadaama uu madaxweynuhu ka awood badan yahay wasiirka.

Hoos ka daawo waraysi uu siiyey Eryal TV.