Hanti-dhawraha guud ee Somaliland wuxu wacad ku maray in uu qaadi doono baadhitaan culus

Hanti-dhawraha guud ee Somaliland Axmed Yuusuf Diri ayaa xilka la wareegay sheegayna in uu qaadi doono baadhitaan culus iyo daba-gal heshiisyadii la galay.

Hoos ka daawo muuqaalka hadalkii uu hanti-dhawruhu ka jeediyey xafladdii xil-wareejinta.