Hay’adda Amoud Foundation ayaa deeq raashin ah gaadhsiiyey 650 Qoys oo danyara isla markaana ku nool Kaamka barakacayaasha Degmooyinka Burco Iyo Gar-adag.