Hay’adda Y-PEER waxay Kulan Wacyi-galin ah Oo Ku Saabsan Cudurka HIV AIDSka ku qabtay Gobolka Togdheer

 

Kulan ay soo abaabushay Hay’ada Y-PEER  oo kaashanaysa Hay’ada caalamiga ah ee UNFPA oo ka qabsoomay Hotel Deero ee magaalada Burco ayaa waxa lafa-gurayay sidii looga hortagi lahaa cudurka HIV Aidiska iyo sidii loola dhaqmi lahaa dadka uu ku dhaco xanuunkan ee la nool.

Agaasimaha Hay’adda Y-peer Maxamed Mahad Dhamac oo furitaankii kulanka ka hadlay ayaa waxa hadaladiisi ka mid ahaa:

“Waxaan ku boorinaynaa maamulada jaamacadaha inay barnaamijyada noocan oo kale ah faafiyaan”

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan: