Hudheel cusub ayaa laga furay Gabiley

 

Gudoomiyaha Koowaad ee Xisbiga Kulmiye Maxamed Axmed Kaahin ayaa waxa uu xadhigay ka jaray hudheel cusub oo la hirgeliyey Gabily kaasi oo magaciisa la yidhaah Bookh.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:

https://www.youtube.com/watch?time_continue=12&v=aEDoP2rDwQQ

bandhige@gmail.com