“Imtixaanaadka teeramka koowaad wuxu bilaabmayaa January, macallimiin bilaa mushahar ahina ma jiraan” Guddoomiyaha Waxbarashada Togdheer

Gudomiyaha wasaarada waxbarashada ee gobolka togdheer ayaa warbaahinta u sheegay wakhtiga u bilaabmi doono imtixaanka teeramka koowaad oo uu sheegay in uu dib-u-dhac koobani ku yimid laakiin uu furmayo sabtida soo socota oo ku beegan 6da January 2017.

Sidoo kalena Guddomiyaha Wasaaradda waxbarashada ayaa ka jawaabay suaalo ay warbaahintu ka waydiyeen musharka macalimiinta oo la sheegay  in aan la bixin.

Hoos ka daawo muuqalka warkan ee RTN.