Jawigii Fadhigii Golaha Wakiilada ee saaka oo dib u dhac ku yimid

 

Bulshada reer Somailnd ayaa u dheg taagayay fadhiga saaka ee golaha wakiilada JSL, kaasoo hadal haynta ugu badani ahayd cida shir gudoomin doonta iyo sidoo kale ergooyin dhexdhexaadinayey labada dhinac ee ku kala tagsanaa shirgudoonka golaha wakiilada. hadaba halkan ka daawo jawigii saaka ee golaha wakiilada Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan: 

bandhige@gmail.com