Kalluumeysatada Berbera oo rajo ka qaba Suuqa Ethiopia

Kalluumeysatada magaalada Berbera ayaa cabasho ka muujinaya hoos u dhac ay sheegeen in uu ka jiro qiimaha kalluunka, iyago xukuumadda Somaliland ugu baaqey in ay ka shaqeyso sidii kalluunkooda loogu dhoofin lahaa Suuqyada waddanka Itoobiya.

Hoos ka daawo warbixin uu ka diyaariyay Tv-ga GOOBJOOG.