Khaladaadkii Siyaasadeed iyo Millateri ee ugu xumaa

Barnaamijkeenaan xogta dahsoon waxaan idiinku hayaa khaladaadkii ugu doqonsanaa ee dhinacyada siyaasada iyo millateriga ee caalamka ka dhacay taariikhda inta la xasuusan yahay.

Halkan boos ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Khaladaadkii Siyaasadeed ย iyo Millateri ee ugu xumaa:

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii:ย Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com