Komishanka Doorashooyinka Qaranka, Somaliland Y-PEER iyo Adam Academy waxay wada jir ugu qabteen ardayda jaamacadaha iyo Dugsiyada sare kulanka wacyi-gelinta Doorashada 13-ka November 2017

 

Komishanka Doorashooyinka Qaranka, Somaliland Y-PEER iyo Adam Academy waxay wada jir ugu qabteen ardayda jaamacadaha iyo Dugsiyada sare kulanka wacyi-gelinta Doorashada 13-ka November 2017.

Kulanka ayaa waxa uu daaranaa in uu bulshada Somaliland iyo dhallintaba lagu dhiiri galiyo in ay ka qayb qaataan doorashada Madaxtooyadda Somaliland ee dhici doonta 13-ka bishan aynu ku jirno.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan: 

bandhige@gmail.com