Diwaangelinta codbixiyaha oo ka bilaaban Somaliland horaantii sannadkan ayaa waxay shalay daahfureen Komishanka Doorashooyinka Qaranku waxay daahfureen bilowga diwaalgeinta cod-bixiyaha gobolka Sool oo bilaabmi doonta 23-ka bishan oo ku beegan beri.
Xukumadda Somaliland ayaa xoogga isugu geysay sidii loo dar dar gelin lahaa hanaanka doorashada, xilli xisbiyada mucaaradka ay marar kala duwan sheegeen in ay shaki ka qabaan in doorashada waqtigeedii dib uga dhacdo.
Diwaangelinta cod-bixiyaha Somaliland ayaa waxay noqonaysaa gobolkii ugu dambeeyey kaas oo ay ka socon doon muddo 28 cisho.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka daahfurka diwaangelinta cod-bixiyaha gobolka Sool: