Komishanka Doorashooyinku waxay maanta qabteen xaflada xidhitaanka diwaangelinta codbixiyayaasha

 

Komishanka Doorashooyinku waxay maanta qabteen xaflada xidhitaanka diwaangelinta codbixiyayaasha, xafladan xidhitaanka ayaa waxa ka soo qayb galay xisbiyada Qaranka, ururada bulshada, ha’yaddaha taageera komishanka doorashooyinka iyo xukuumadda.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:

bandhige@gmail.com