Komishinka Doorashooyinka waxay dhaariyeen hawl-wadeenada ay ka soo xusheen Gobolka Togdheer

Komishinka Doorashooyinka Somaliland ayaa manta dhaariyey xubnihii ay ka qaateen gobolka togdheer, ee ka hawl gali lahaa xarumaha codbixiyeyaasha loo asteeyey.

kuwaasi oo faray inay masuuliyad iska saaraan hufnaanta shaqadan oo ah mid u ku xidhanyahay masiirka jamhuuriyada Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan: 

bandhige@gmail.com