Komishinka Doorashooyinka waxay tobabar u fureen Xubnaha Gobolka ee u qaabilsan Komishinka Doorashada soo socota

 

Komishanka Doorashooyinka sOMALILAND Waxy Maanta magaalada burco si rasmi ah uga bilaabeen Tababarka Hawl wadeenada Ka Shaqaynaya Doorashada Madaxtooyada Somaliland.

Iyadoo komishinka dorashooyinku u tobabarkani u qabtay ardayda jaamacadaha burco ay kazoo xusheen oo noqon doona xubnaha uga wakiilka noqon doona doorashada soo socota ee dhici doonta Maalinta 13 Bisha 11aad ee sanadkan

Intaasi kadib waxaa warbaahinta la hadlay Komishiner Kaltuun shiikh Xasan Oo Ka Mid ah Xubnaha Komishanka Dorashoyinka Qaranka iyo  Farxaan Cilmi cali gudomiyaha komsiahnak dorashoyinka gobolka togdher  iyagoo kula hadlayey warbaahinta xarunta jamacada burco oo tobabarkani u ka socday.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:

bandhige@gmail.com