Kooxda Arsenal oo shaqadii ka caydhisay Unai Emery

Arsenal's Spanish head coach Unai Emery gestures during their UEFA Europa league Group F football match between Arsenal and Eintracht Frankfurt at the Emirates stadium in London on November 28, 2019. (Photo by DANIEL LEAL-OLIVAS / AFP) (Photo by DANIEL LEAL-OLIVAS/AFP via Getty Images)

Arsenal ayaa ku dhawaaqday inay ceydhisay Tababare Unai Emery kadib 18 bilood uu shaqadaas hayay. Kadib bilow xun oo ay ku bilaabatay xilli ciyaareedka iyadoo kooxda ay ku jirto kaalinta sideedaad ee kala sareynta Premier League.

Kooxda Gunners ayaa waxaa 2-1 ku garaacday kooxda Eintracht Frankfurt koobka Europa League habeenkii Khamiista.

War-saxaafadeed ay soo saartay kooxda ayaa lagu yidhi: “Waxaan ku dhawaaqeynaa maanta in go’aanka la gaarey inuu qeyb ka yahay macalinkeena Unai Emery iyo kooxda tababarka.

Freddie Ljungberg ayaa noqon doona macalinka kooxda kowaad si kumeel gaadhnimo ah ayaa lagu yidhi war-saxaafadeedka

Bandhige@gmail.com