Kulan ay isku yimaadeen mujaahidiinta Gobolka Gabiley waxya taageero u muujiyeen Musharaxa xisbiga Kulmiye Muuse Biixi

 

Waxa maanta kulan ay wada jir ay u so qaban qaabiyeen Mujaahidiinta Gobolka Gabiley oo lagu qabtay Xarunta Xisbiga Kulmiye ee Gabiley, waxay kulankaasi ahaa mid taageero loogu muujinayo Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye ahna musharaxa Muuse Biixi Cabdi iyo ku-xIgeenkiisa Cabdiraxmaan Saylici.

Halkani hoose ka daawo muuqalka warkan:

bandhige@gmail.com