“Kursiga Ilaahay-baa Bixiya Sabab kasta Qofku Ha ku Yimaadee”Sh.Aadan-siiro

 

Sheekh Aadan Siiro oo ka mid ah culimada waa weyn ee Somalialnd ayaa waxa uu shalay ku soo qaatay khudbadiisii Jimcaha arrimaha ay ka mid yihiin in uu qofku ku qanco waxa Illaahay siiyey iyo hoggaaminta dadka Muslimiinta iyo illaalinta hantidooda.

Halkan hoose ka daawo khudbadii Jimcaha oo dhammaystiran:

bandhige@gmail.com