Maamulka Gobolka Hawd ayaa shir la yeeshay Hay’addaha kala duwan ee ka hawlgala gobolka Hawd kuwaasi oo iskugu jira kuwo Caalami ah iyo Maxali ah.