Maamulka Gobolka Saaxil iyo Degmada Berbera ayaa xadhiga ka jaray goob caafimaad oo Dawlada Hoose ee degmada berbera ka hir gelisay deegaanka Geelookor.