Maamulka Gobolka Sanaag iyo Degmada Ceerigaabo waxay kulan la qaateen dadweynaha ku dhaqan deegaanka Buuralayda Shidan

 

Maamulka Gobolka Sanaag iyo Degmada Ceerigaabo waxay kulan la qaateen dadweynaha ku dhaqan deegaanka Buuralayda Shidan. Kulankan ayaa waxa uu daaranaa xoojinta iyoย  adkaynta Nabadgalyada gobolka sanaag, gaar ahaan degaanka Buralayda Shidan iyo guud ahaanba Gobolka Sanaag.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan oo dhamaystiran:

bandhige@gmail.com