Maamulka Wasaaradda Caafimaadka ee Gobolka Awdal ayaa ka hadlay faa’iidada adeega Caafimaad ee barnaamijka Bater life oo loogu talo-galay hooyada iyo dhalaanka.