Maayirka Hargeysa ayaa kormeer xogogaal u noqosho ah ku tagay Suuqa Idaacada ee dhawaan gubtay.