Mabaadii in la rumeeyo oo lagu adkaysto ayaa guul keena, Sheekh Siciid Cali Axmed

 

Mabada in la aamino laguna adkaystaa ma fududa. Dad yar ayaa inta ay mabda yeeshaan ku adkaysta xitaa haddii ay maal iyo nafba ku waayayaan. Qisada aan maanta ka hadlaynaa waa qiso arrinkaas ku saabsan.

Halkan hoose ka daawo muxaadiradan: