Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi Ayaa Ka Hadley Erayo Ka Soo Yeedhay Siyaasiyiinta Soomaaliya

Madaxweynaha Somaliland ayaa ka sheegay in uu la yaabay siyaasiyiinta Soomaaliya ku shiraya oo qaddiyadda magaalada Muqdisho ka hadalkeeda ku soo koobay dad gaar ah. Madaxweynuhu wuxu sheegay in Somaliland uu ilaahay waafajiyey in ay Soomaaliya ka tashatay 30 sanno ka hor, sidaas daraadeedna loo baahan yahay in Somaliland iyo Soomaaliya ay kala fadeexad la’aadaan. Hoos ka daawo warbixinta Ridwaan Caydiid Ismaaciil “Akiid”.