Madaxweynaha JSL oo dhiig u shubay Ololaha Qaran ee Dhiig biixnta

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ooย  ka hadlay kuna dheeraaday muhiimada ay leedahay in qofwalbaaba ku deeqo dhiigiisu ayaa yidhi โ€œIlaahay baa mahad leh ina garansiiyey danteena inaynu horumarino oo aynu ka wada shaqayno dhinac walba,ย  waxaan ku boggaadinayaa dhammaan bahda caafimaadka Wasaaradda oo maanta halkan madaxdeedu ku dhan yihiin mashruucan ay bilaabeen ee ah in Dhiiga la kaydiyo oo dhiig la uruuriyoโ€.

Halkan Hoose ka daawo muuqaalka.