Madaxweynaha JSL waxa uu Ciidal Adxa awgeed hambalyo u dirayaa shacbiga Somaliland iyo Shucuubta Islaamka

Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi Oo Shacabka Somaliland Ku Hambalyeeyay Munaasibada Ciidul Adxa Awgeed, Sidoo Kale Fariin u Diray Shacabka Somaliland.

Halkan ka daawo muuqaalka hambalyada Madaxweynaha: