Madaxweynaha Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi wuxuu shacbiga iyo dawladda Eriterea ku bogaadiyey xuska 29 guurada ka soo wareegtay maalintooda Qaranimada.
Waxaanu sheegay inuu dalkaas aynu walaalaha nahay u rajeeyey horumar iyo barwaaqo.
Madaxweynaha JSL oo dhanbaalkiisa barta uu ku leeyahay shabakada Twitterka ayaa u dhignaa sidan
Xigasho: SOLNA