Madaxweynaha Somaliland Iyo Weftigii Uu Hoggaaminayey Oo Si Ballaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Caasimada Hargeysa.

Shacabka ku dhaqan caasimadda Somaliland ee Hargeysa, ayaa si ballaadhan oo aan kala hadh lahayn usoo dhaweeyey wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo muddo laba toddobaad ah safar shaqo ku marayey gobollada bari ee dalka.
Halkan ka daawo soodhawaynta Madaxwaynaha.