Madaxweynaha Somaliland oo wareegto ku magacaabay guddoomiyaha Gobolka Togdheer

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-521/062020, ku magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Togdheer.

 

Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:-