Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ย Mudane. Muuse Biixi Cabdi ayaa shaaca ka qaaday in aanu diyaar u ahayn muddo dherersi uuย ย kursiga ku sii fadhiyo, isla markaana diyaar u yahay doorasho dalka ka qabsoonta.
Wareysi telefishanka France 24 dhawaan la yeeshay Madaxweynaha Somaliland ย Mudane Muuse ayuu ku sheegay in xukuumaddu dhaqaale gaadhaya 10 milyan oo dollar u qoondeysay in doorahsooyinku ku qabsoomaan.
Barnaamij France 24 cinwaan uga dhigay โDoorashooyinku ma u hoggaamin doonaan Somaliland Ictiraafka oo la baahiyey 14 April 2023 ayaa Madaxweyne Md. Biixi ku yidhi,
โXukuumadu waxay u qorshaysay 10 milyan oo dollar doorashooyinka sannadkan.
Madaxweynaha ayaa sheegay in muddo korodhsigu tahay sheekada siyaasiyiinta, waxaanu yidhi,
โKalitalisnimo iyo muddo-korodhsi waa sheekada siyaasiyiinta, anigu ma aaminsani taa.โ
Xigasho: Wargeyska Dawan