Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland iyo wefti uu hoggaaminayaa waxay ka qayb galeen ololaha xisbiga Kulmiye ee Gobolka Hawd 

 

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi ismaaciil Saylici iyo Wefti balaadhan oo uu hoggaaminayo ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweyey Magaalada Baligubadle ee Xarunta Gobolka Hawd, halkaasi oo ay kala qayb-galeen isu soo baxyada xisbiga Kulmiye ee maalintiisa saddexaad.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan: 

bandhige@gmail.com