Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland wuxu kulamo la yeeshay hay’addaha madaxa-bannaan ee ka hawlgala Somaliland

 

Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) waxa uu habeenimadii xalay iyo maantaba shirar deg-dega la yeeshay Hay’adaha madaxa bannaan ee ka hawlgala Somaliland.

Kulankaas oo la xidhiidha sidii gurmad degdega loola gaadhi lahaa dadka ay sameeyeen duufaanadii ku dhuftay xeebaha Somaliland oo geystay khasaare naf iyo maalba leh, waxaana kulankaasi lagu go’aamiyey in dadkaasi la gaadhsiiyo cuntooyin, bustayaal iyo adeega caafimaadka sida ugu dhakhsaha badan.

bandhige@gmail.com