Madaxweyne Muuse Biixi ayaa maanta safar ugu baxay Itoobiya

Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta safarkiisii 2aad ee uu dalka kaga baxay ku tagay Itoobiya, kadib markii uu martiqaad ka helay dalkaas.

Safarka ka aad ee madaxweynaha waxa ka muuqda qalo yaraan sidii kii Jabuuti oo kale.

Hoos ka daawo muuqaalka safarkayga madaxweynaha.