Madaxweyne Siilaanyo wuxu ka qayb galay Aas-qaran oo loo sameeyey Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle

 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxmaed Silaanyo oo ka qaybgalay aas qaran oo loo sameeyey Marxuum Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Taltaanle oo shalay si heer qaran ah loogu aasay magaalada Hargeysa gaar ahaan xabaalaha naaso hablood.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan: 

bandhige@gmail.com